Turkiga ayaa sii xoojinaya iskaashiga uu la leeyahay Soomaaliya, isagoo bishan u diray markab cilmi baaris ah si uu u baaro kheyraadka tamarta ee badda Soomaaliya, gaar ahaan saliidda.
Laakiin sida uu Dorian Jones ka soo warinayo Istanbul, xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa halis gelinaysa hamiga Ankara ee gobolka Geeska Afrika.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aaden.
Your browser doesn’t support HTML5
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo hamiga Turkiga ee Geeska Afrika