Xiisadda ka dhex oogan Deni iyo Karaash oo sii xoogeysatay

Deni iyo Karaash

Waxaa sii xoogeysanaya khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhexgalay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cisman Karaash.

Xiisadda ayaa ka dartay kaddib markii Madaxweyne ku xigeenka uu saacidihi ugu dambeeyay sameeyay magacabiis agaasimayal iyo mas’uliyiin global, taas oo uu ka hor yimid Madaxweyne Deni.

Deni oo u sharraxan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda ku sugan magaalada Muqdisho.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Garowe kasoo diray Nux Muse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiisadda ka dhex oogan Deni iyo Karaash oo sii xoogeysatay