Cairo —
Xeer ilaalinta dalka Masar ayaa amartey in lasii daayo gabar Soomaali ah oo 15 jir ah taasoo toorey ku dishey nin Masri ah oo waday gaari Bajaaj ah oo isku dayey inuu kufsado.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Qaahira inooga soo direy wariyaheena Hussein Sahnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Xeer-ilaalihaya Masar oo amray in lasii daayo gabar Soomaali ah dishay nin isku dayay inuu kufsado