Soomaaliya Xasan Sheekh oo ammaanay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran May 28, 2023 Xasan Sheekh Arag Fikradaha Muqdisho — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyay Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada iyo duqa magaalada Muqdishu ayaa ammaanay heshiiska ay xalay gaareen hoggaamiyayaasha siyaasadda ee dalka. Shirka jaraa’id ee madaxweynaha waxaa warbixintan inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste. Your browser doesn’t support HTML5 Xasan Sheekh oo ammaanay heshiiskii doorashada .m4a Dhagaystayaal waxaa naga xusuusin ah inaan la xiriirnay dhinaca maamulka Puntland, welina aysan soo suurtogelin inaan waraysi ka helno, marka ugu horraysa ee taasi suurtogasho waan idiin soo gudbinaynaa.