Baydhaba —
Xaaladda amniga ee magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa la adkeeyey iyadoo la filayo inay magaaladaasi booqdaan mas’uuliyiin ka tirsan dawladda federaalka iyo maamul goboleedka Koonfur Galbeed.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Amniga Xuddur