Xasan Sheekh: Dadka Soomaaliyeed waxay aaminsan yihiin in Al-Shabaab laga adkaan karo
Washington —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay aaminsan yihiin in la joogo xilligii laga adkaan lahaa ururka Al-shabaab, isaga oo sheegay in falalka ay ku kacaan ay yihiin kuwa hagardaamo ah oo ka fog diinta Islaamka.
Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay madasha 77-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay, waxaana khudbadii uu xalay ka jeediyay warbixintan kasoo diray wariyaha VOA-da Jacfar Kukay oo ku sugan New York.
Your browser doesn’t support HTML5
Xasan Sheekh oo sheegay in Al-shabaab laga adkaan karo.mp3