HARGEYSA —
Waxaa maanta magaalada Hargaysa laga furay Xarunta hal-abuurka Teknoolajiyadda Somaliland taasi oo la sheegay inay iska kaashadeen hirgalinteeda Xafiiska Kaalmadda Caalamiga ah ee Taiwan iyo Somaliland.
Haddaba Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiwali Sheekh Cabdilahi Suufi ayaa furitanaka xaruntan.uga waramay weriyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Xarunta hal-abuurka Teknoolajiyadda Somaliland oo laga furay Hargeysa