Xamza oo adeegyo u ballan-qaaday degaanada laga xoreeyey Al-Shabaab

Xamza Cabdi Barre

Xamza Cabdi Barre

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dawladdu ay adeegyada aasaasiga ah gaarsiin doonto degaannada laga qabsaday ururka Al-Shaabab.

Ra’iisul Wasaaraha aya ka hadlay maanta kulan ku saabsanaa isku-duwidda hawlaha caafimaadka.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Xamza oo adeegyo u ballan-qaaday degaanada laga xoreeyey Al-Shabaab