Xaliimo Yarey: "Waxaa socota doorasho natiijada lasii ogyahay" - Wareysi

Xaliimo Yarey

Xaliimo Yarey

Guddoomiyaha Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey ayaa si weyn u dhalliishay doorashooyinka xilligan socda oo ay ku tilmaantay kuwo natiijadooda lasii ogyahay.

Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in loo baahan yahay in baarlamaanka soo socda ka shaqeeyaan qodobo cad oo lagu heshiiyo oo lagu dhiso nidaamka dawladnimada. Waxay khadka telefoonka ugu warrantay Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga Xaliima Yarey