Wareysi: Xabbad-joojin laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay Galmudug

Cabdi Maxamed Jaamac, Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug

27-kii bishaan ayaa deegaano hoostaga Degmoyinka Cadaado iyo Cabuud-waaq waxaa ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhawac, kaas oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed.

Ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa ku baxay waxaana shalay kulan ka dhacay Deegaanadii ay dagaalladu ka dhaceen lagu qabtay kulan u dhaxeeyay dhinacyadii dagaalamay.

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac oo ka mid ahaa dadkii nabadeynta u baxay ayaa VOA uga waramay dadaallada Nabadeed ee socda.

Your browser doesn’t support HTML5

Xabbad-joojinta Galmudug.mp3