Soomaalida ku nool waddanka Libya ayaa ka cabanaya cagajugleyn, boob, iyo cabsi in dilo ah oo ay ka qabaan joogistooda dalka Libya
Soomaalida ku nool waddanka Libya ayaa ka cabashaya cagajugleyn, boob, iyo cabsi in dilo ah oo ay ka qabaan joogistooda dalka Liibiya.
Wareysi ay VOA la yeelatay Qunsulka Safaaradda Soomaalida iyo qaar ka mid ah xubnaha jaaliyadda Soomaalida, qeybta hoose ka dhageyso.