Maxamuud Cali Shire, Isuduwaha Arrimaha bani'aadanimada ee Wasaarada Arimaha Gudaha DKMG ayaa soo maray xeryaha barakayaasha ee goboladaas
Maxamuud Cali Shire, Isuduwaha Arrimaha bani'aadanimada ee Wasaarada Arimaha Gudah DKMG ayaa booqday xeryaha barakayaasha ee goboladaas.
Isuduwaha Idaacadda VOA u sheegay meelaha uu soo maray iyo waxa uu kala soo kulmay
Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.