Xaaladda Caafimaad ee Fannaanada Saado Cali

Xaaladda Caafimaad ee Saado Cali ayaa soo fiicnaanaysa, waxaana laga saaray cisbitaalkii ay ku jirtay. Saado ayaa ku dhawacantay shil baabur oo ka dhacay duleedka Garoowe.