Soomaaliya Xaaladda barakacayaasha ku nool duleedka Kismaayo oo laga dayriyey Juun 05, 2023 Kismaayo Arag Fikradaha Kismaayo — Mas’uuliyiinta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladaha ay ku noolyihiin barkacayaasha ku nool duleedka magaalada Kismaayo. Wariyaha VOA Aaden Maxamed Salaad ayaa warbixintan kasoo diray Kismaayo. Your browser doesn’t support HTML5 Xaaladda barakacayaasha ku nool duleedka Kismaayo oo laga dayriyey