Xaaladda barakacayaasha Ceelwaaq oo laga deyriyay

Xaaladda Caafimaad ee Barakacayaasha

Dagmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxa ay kamid tahay deegaannada ay sida weyen u saameeyeen Abaaraha, waxaana ku barakacay dadkii ugu badnaa oo xoolahooda ay kaga le’deen abaaraha, kuwaasi oo xaalad bani'aadannimo ay ku heysato dagmadaasi.

Maaamulka dagmada ayaa war kasoo saaray xaaladaha abaaraha ee ka jira dagmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, sida faafaahinta warkaan uu noogu soo diray Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda Barakacyaasha Gedo.mp3