Wicitaanka: Qunsulka Soomaalida ee Dalka Libya

Wicitaanka: Qunsulka Soomaalida ee Dalka Libya

Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Muxyidiin Maxamed Kaalmooy, Qunsulka Safaaradda Soomaalida ee waddanka Libya

Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Muxyidiin Maxamed Kaalmooy, Qunsulka Safaaradda Soomaalida ee waddanka Libya.

Qunsulku waxa uu ka waramayaa waxyaabihii ay safaaraddu u qabatay jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Libya intii qalalaasuhu waddankaas ka socday.