Wicitaanka: Heshiisyada Somaliland

Wicitaanka: Heshiisyada Somaliland

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay heshiisyada ay Somaliland la gasho shirkadaha ganacsiga.

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay heshiisyada ay Somaliland la gasho shirkadaha ganacsiga. Barnaamijka waxaa marti inoogu ah wasiirka ganacsiga iyo warshada ee Soomaaliland, Cabdirisaaq Khaliif.

Shara Ciidle Nuur ayaa inoo soo jeedisay.