Wicitaanka Dhageystaha: Wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa wax soo saarka beeraha Soomaaliyaa, waxaana marti ku ah wasiirka beeraha iyo waraabka dowladda Federaalka Axmed Madoobe Nuunoow.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Wicitaanka Dhageystaha