Wicitaanka Dhageystaha: Waa sidee xaaladda dhaqaalaha Soomaaliya?

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda dhaqaalaha Soomaaliyaa ee xilligan, waxaana marti ku ah Pro. Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir ku takhasusay dhaqaalaha.

Barnaajimka waxaa soo saasay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

05_21 CALL IN SHOW.m4a