Wicitaanka Dhageystaha: Guurka iyo dhallinyarada Soomaaliya

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaan toddobaadkan ku eegeyna; Guurka iyo Dhallinyarada Soomaaliya, waxaana marti ku ah Axmed Abshir Geeddi oo ah guddoomiyaha xarunta horumarinta qoyska ee Guryasamo.

Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha.mp3