Wicitaanka Dhagaystaha iyo wasiirka Warfaafinta Puntland

Barnaamijka todobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka warfaafinta ee maamul-goboleedka Puntland C/xakiin Axmed.

Wasiirku, wuxuu barnaamijka uga jawaabaya su'aallo kala duwan oo ay dhagaystayaashu ka weydiinayaan xaalladaha kala duwan ee Puntland.

Wasiirku wuxuu ka hadlayaa xaaladda nabadgelyo ee Puntland iyo arrimaha burcad-badeedda.

Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.