Wicitaanka Dhagaystaha iyo Wasiirka Dekedaha Puntland

Barnaamijka waxaa todobaadkan Marti ku ah Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka Badda ee maamul-goboleedka Puntland Siciid Maxamed Raage

Siciid Maxamed, wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo kala duwan oo la xiriira xaalladaha burcad-badeedda ee xeebaha u dhow deegaanka Puntland.

Haddii aad doonayso inaad barnaamijkan ka qeybgasho, fadlan magacaaba iyo taleefonkaaga ku soo gudbi emailka VOA ee ah; somali@voanews.com