Wicitaanka Dhagaystaha iyo C/fitaax Sheekh C/llaahi

Barnaamijka waxaa todobaadkan ku marti ah gudoomiyaha xisbiga Dimoqraadiga ee shacabka Somalida dalka Ethiopia C/fitaah Sh. C/laahi

C/fiaat Sheekh C/laahi oo ah Xisbiga dimoqraadiga ee shacabka Soomaalidu, wuxuu sidoo kale yahay gudoomiyaha xisbiga tallada haya ee deegaanka Soomaalida Ethiopai.

C/fitaax wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo kala duwan oo ay dhagaystayaashu ka weydiinayaan xisbigiisa, iyo maamulka Somalida Ethiopia.

Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.