Wicitaanka: Cabdiqaadir Sh. Cali Ibraahim

Barmaanijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti inoogu ah Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada ee DKMG ee Somalia, Cabduqaadir C. Ibraahim

Barmaanijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti inoogu ah Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada ee DKMG ee Somalia, Cabduqaadir C. Ibraahim

Wasiir ku-xigeenku waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha ay dhageystayaashu ka qabaan sida loo maamul deeqaha waxbarashada ee DKMG ay ka hesho dalalka dibadda.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.