Wicitaanka Dhageystaha: Duruufaha ay ku shaqeeyaan macallimiinta Soomaaliyeed

Berri oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waa maalinta macallinka Soomaaliya, waxaana barnaajika Wicitaanka Dhageysta ee maanta ku eegi doonna duruufaha ay xilligan ku shaqeeyaan macallimiinta Soomaaliyeed.

Waxaa barnaamijka marti ku ah macallin Cali Maxamuud Maxamed (Cali Dhuux) 30-kii sano ee lasoo dhaafay bare ka ahaa dalka gudihiisa.

Waxaa soo diyaariyay barnaamijka, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha.mp3