WFP iyo Koofur Galbeed oo ka shiray kordhinta kaalmada barakacayaasha

Abaaraha

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo masuuliyiin ka socday hay'ada cunta adduunka ee WFP ayaa ka wada hadlay dhibtaayooyinka haysta dadka barakacayaasha ah iyo waliba sidii loo kordhin lahaa gargaarka la siiyo.

Kulankan ayaa kusoo beegmaya xili deegaanno badan oo Soomaaliya ah oo Koonfur Galbeedna ay ka mid tahay ay ka jiraan abaaro dad iyo duunyaba saameeyey.

Warbixintan waxaa Baydhabo nooga soo diray wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

WFP iyo Koofur Galbeed