Weeraro ka dhacay Baydhaba

Kooxda Al-shabab ayaa xalay hoobiyeyaal ku weerartay Saldhigyo ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ethiopia ay ku leeyihiin magaalada Baydhaba.

Weeraradan ayaa ku soo beegmay xilli ciidmada dowlada ay iyo kuwa Ethiopia ay isku sii balaarinayaan meelo badan oo ka mid ah gobolka Bay

Faahfaahinta warkan halkan hoose ka dhageyso