Faaqidaadda: Soo Noolaynta Tacliinta Sare

Dhowaan waxay dawladda federaalka ku dhowaaqday inay dib u furayso Jaamacaddii Umadda. Waddanka waxaa hadda ka jira Jaamcado badan oo gaar loo leeyahay.

Haddaba ma loo baahan yahay Jaamacad Dawladdu maamusho? Sidoo kale waa sidee tayada waxbarashada.

Ma qasabaa in la sameeyo manhaj keliya oo ka dhexeeya qayhbaha dalka? Haddii ay haa tahay maxayh tahya sharciyadda loo marayaa?

Barnaamijka waxaa daadihinaya Haaruun Macruuf, waxaana ka qaybgeli doona:

- Wasiir Ku xigeenka Waxbrashada Dawldda Federaalka, Maxamuud Macallin Yaxye.

- Dr Siciid Axmed Xasan, Guddoomiyaha Jaamacadda Golis ee Somaliland

- Xasan Cabdi Kaynaan, Madaxa Waxbarashada Xafiiska UNESCO ee Bariga Afrika.

- Maxamed Farmayeri, Putland Education Dorectprate


Barnaamijka oo dhammaystiran hoos ka dhagayso

Your browser doesn’t support HTML5

Edu