Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano u dhow Jowhar

Webiga Shabelle

Dadka ku nool deegaanka Laba Jameeco oo qiyaastii 20km dhinaca koonfur bari ka xigta magaalada Jowhar ee gobalka Shabellaha dhexe ayaa waxaa godoomiyay oo degaanada kale ee gobalka ka jaray fatahaad ka timid wabiga Shabeelle.

Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA ee magaalada Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano u dhow Jowhar