Wasiirka Amniga Puntland oo ka Hadlay Xaaladda Amniga

Khaliif Ciise Mudan ayaa ka hadlay qaraxyadii Gaalkacyo, dagaalkii Baargaal, iyo iska hor imaadkii Laas-qoray ee dhexmaray Puntland & Somaliland.

wareysi dhameystiran oo arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.