Wasiir ku-xigeen lagu Xiray Hargeysa

Wasiir ku-xigeen lagu Xiray Hargeysa

Wasiir ku-xigeenka Hawlaha Guud ee DKMG ee Somalia, Cabdi Maxamed Cumar ayaa maanta lagu xiray Somaliland

Wasiir ku-xigeenka Hawlaha Guud ee DKMG ee Somalia, Cabdi Maxamed Cumar oo, sida la sheegay kasoo jeeda dadka Somaliland dega, ayaa maanta lagu xiray magaalada Hargeysa ee Somaliland.