Wasiir Beileh: Arrimaha maaliyadda dalka waa in aan la siyaasadeyn

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Baileh

Sii-hayaha wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa ka horyimid warar la isla dhexmarayey oo ku saabsan lacagaha xilligan ku jira qasnadda dhexe ee dawladda.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasii Beileh: Arrimaha maaliyadda waa inaan la siyaasadeyn