Warshadda kalluunka ee ugu weyn Geeska Afrika oo laga hirgelinayo Berbera

Dekedda Berbera

Warshad soo saari doonto kalluunka oo lagu tilmaamay tan ugu weyn ee Geska Africa ayaa lagu wadaa inuu dhawaan xariga looga jaro magaalada Berbera.

Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Warshadda Kalluunka ee ugu weyn Geeska Africa oo laga hirgelinayo Berbera.mp3