Warshadda kalluunka Berbera oo sameysay tijaabadii ugu horreysay

Warshadda Kalluunka Somtune ee magalada Berbera ayaa samaysay tijaabadeedii ugu horeyntii ee wax soo saarka Kalluunka Qasacadaha sida ay u habayn karaan masuuliyiinta VOA Sare ee warshadu.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Warshadda Kalluunka Berbera.mp3