Wareysi: Xuseen Macallin oo faah-faahiyey shirka amniga Soomaaliya ee New York

Xuseen Sheekh Cali

Magaalada New York ee dalkan Maraykanka waxaa maanta ka dhacaya shir loga hadlayo taageerista hay’adaha amniga ee Soomaaliya.

Shirkaasi waxaa ku sugan wafdi ka socda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wakiillada waddamo kale oo caalamka ah.

Haddaba ujeeddada shirkan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Xuseen Sheekh Cali oo ah la-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Xuseen Macallin oo faah-faahiyey shirka amniga Soomaaliya ee New York