Wareysi: Xogta khasaaraha dagaalkii deegaanka Qaayib

Faarax Diiriye Warsame

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa khasaaraha ka dhashay weerar shalay ay Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Qaayib ee gobolka Galguduud.

Shirkadda Hormuud ayaa shalay sheegtay in xaruntii ay ku lahayd Qaayib iyo Anteenadiiba uu burburiyey qarax baabuur. Al-Shabaab ayaa qiratay inay qarax ka gaysteen dekaanka markii ay weerarka ku qaadayeen ciidamada dawladda.

Haddaba mas’uuliyinta iyo dadka u gurmaday Qaayib shalay waxaa ka mid aha guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame. Haaruun Macruuf ayuu uga warramay sida ay wax uga dhaceen degaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Xogta khasaaraha dagaalkii deegaanka Qaayib