Bangigga Adduunka ayaa dhowaaan bilaabay qeyb ahaan mashruuc ay ku kacayso in ka badan $150 million oo wax looga qabanayo kaabiyaashii hore ee Korontada dalka, waxaana Baniga Adduunku mashruucan oggolaaday dabayaaqadii sanadkii hore.
Waxaa dib loo soo noolaynaayaa xoogii Korontada dalka ayadoo 5-ta Maamul goboleed iyo magaalo madaxda Muqdisho ay Korontoodu dib usoo noqonayso.
Wariyaha VOA ee Washington Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan ka wareystay Cabdisalaan Maxamuud Cabdullahi oo ah Maareeyaha Mashruucan.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Xog ku saabsan mashruuca Bangiga Adduunka uu ku maal-gelinayo korontada Soomaaliya.mp3