Yaasiin Farey oo beeniyay in ciidamda dawladda ay ka baxeen Ceel-dheer

Yaasin Farey

Yaasin Farey

Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud "Yaasiin Farey" oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa beeniyey inay ciidamada dawladdu ay dib uga soo gurteen magaalada Ceel Dheer.

Xildhibaanka oo horey usoo noqday taliyaha nabadsugidda NISA ayaa Sidoo kale ka hadlay sida ay wax uga dhaceen Cawsweyne oo al-Shabaab ay weerareen Sabtidii.

Isagoo ku sugan Ceel Dheer ayuu u warramay Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Yaasiin Farey oo beeniyay in ciidamda dawladda ay ka baxeen Ceel-dheer