Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ku sugan Washington

Biixi Iimaan Cige

Wasriirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan maalmahan magaaladda Washington, D.C., waxaana ay kulamo la leeyihiin Bankiga Adduunka (World Bank) iyo Hay'adda Lacagta ee IMF.

Wafdiga ayaa hay’adaha maaliyadda caalamka kala hadlaya arrimaha dhaqaalaha Soomaaliya.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka kula xariirtey xalay wasiirka, ugu horrayna waxa ay weydiisay ujeeddada safarkooda.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ku sugan Washington