Wareysi: Wasiirka maaliyadda oo ka hadlay sharci muran dhaliyey

Wasiirka Maaliyadda Dr Elmi Mohamud Nur

Baarlamanka Soomaaliya ayaa Sabtidii ansixiyey hindise Sharciyeedka Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman.

Sharcigan ayaa awood u siinaya dowladda inay xanibi karto xisaabaadka iyo ganacsiyada dadka laga shakiyo inay lug ku leeyihiin amaba ay yihiin argagixsada.

Qaar ka mida xubnaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegey in ansixinta sharcigan aanan loo marin dhabe sax ah.

Hadaba Falastin Ahmed Iman ayaa ka wareysatey wasiirka Maaliyada Soomaaliya Dr. Cilmi Maxaamud Nuur, ugu horeyna waxay weydiisey sababta sharcigan uu xiligan ay ugu soo beegeen ee uu muhiimka u yahay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wasiirka maaliyadda oo ka hadlay sharci muran dhaliyey