Wareysi: Wasiirka Maaliyadda oo sharxay deynta laga cafiyay Soomaaliya

Wasiir Biixi Iimaan Cige

Wasiir Biixi Iimaan Cige

Toban waddan oo ku jira Naadiga Paris Club oo Soomaaliya ku lahaa in ka badan 2 bilyan oo dollar ayaa oggolaaday inay dayntaas ka cafiyaan Soomaaliya, sidaasi waxaa VOA u sheegay Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo maalmihii laoso dhaafay ku sugnaa magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Wasiirka Maaliyadda ayaa khadka telefoonka ugu warramay Harun Macruf.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga wasiirka Maaliyadda Soomaaliya