Wareysi: Wasiirka amniga Soomaaliya oo ka hadlay xaaladda Gedo

Wasiir Doodishe

Wasiir Doodishe

Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shaley gaaray magaalada Doolow ee gobolka Gedo, oo ka mid ah degmooyin dhowr ah oo fatahaadaha roobabka iyo Wabiga ay saameyn weyn ku yeesheen.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Axmed Doodisho. Waxa uu Sahra Cabdi Axmed uga warramay xajmiga khasaaraha ka dhashey fatahaadaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wasiirka amniga Soomaaliya oo ka hadlay xaaladda Gedo