Wareysi: Wasiir Aw-Xirsi oo ka badbaaday weerarka Hotel Villa Rays

Aw Xirsi

Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa weli ka dhex dagaalamaya Hoteelka Villa Ray soo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya.
Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay hoteelka kasoo badbaadiyeen dad badan oo iskugu jira rayid iyo mas’uuliyiin.

Haddaba dadka ka badbaaday weerarkan waxaa ka mid ah wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Aadan Aw Xirsi.

Sahra Cabdi Axmed ayuu uga warramay sida ay wax u dhaceen.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wasiir Aw-Xirsi oo ka badbaaday weerarka Hotel Villa Rays