Baraawe —
Isku socodka shacabka iyo ganacsiga magaalada Baraawe ayaa caadi kusoo laabtay kadib dagaal toddobaadkii tegay halkaas ku dhex maray ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta.
Waxaa sidoo kale dib u furmay garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo maalmihii ugu danbeysay xirnaa.
Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa xaaladda magaalada ka wareystay guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Ibraahim Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Waa sidee xaaladda Baraawe kadib dagaalkii ka dhacay?