Wareysi: Waa sidee xaaladda abaaraha Galmudug?

Iyadoo roobkii gu’ga uu maalmihii lasoo dhaafay ka curtay meelo ka mid ah deegaannada Soomaalida, ayay wali degaannada qaar ka jirtaa abaartii mudooyinkii u danbeeyeyba soo jiitamaysay, waxaana ka mid ah meelahaasi deegaanno ka tirsan Galmudug.

Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo u waramay wariyaha VOA ee Gaalkacayo Cabdi Waaxid Maclin Isaaq ayaa sheegay in boqolkiiba sagaashan gobolku weli abaar yahay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Abaaraha Galmudug