Wareysi: Ujeedka Al-Shabaab ee weerarkii Hotel Xayaat

Hotel Xayaat

Kooxda Al-Shabaab ayaa Jimcihii weerar dhimasho leh oo socday in ka badan 30 saac ku qaaday Hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 21 qof, in ka badan 100 kalena ay ku dhaawacmeen.

Haddaba ujeeddada Al-Shabaab ka lahaayeen weerarkan, iyo jawaabta dawladdu ka bixisay ayuu Haaruun Macruuf waxa uu wax ka weydiiyey Samiira Gayd oo ah Agaasimaha Machadka Daraasaadka Amniga Hiraal Institute ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdishu.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Ujeedada Al-Shabaab ee weerarkii Hotel Xayaat