Heshiiskan oo markiisii hore la galay dabayaaqadii sannadkii 2018-ka, ayaa dhammaaday sannadkii hore, waxana uu oggolaanayaa in maraakiibta Kalluumaysiga ee Shiinaha ay oggolaansho ka qaataan dawladda federaalka si ay u kalluumaystaan xilli cayiman, una qabsadaan kalluun gaar ah.
Faahfaahinta heshiiskan oo la shaaciyey shalay ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Axmed Xasan Aadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Soomaaliya oo cusbooneysiisay heshiiska kalluumeysi ee Shiinaha