Beledweyne —
Waxaa shalay degaanka Daharo Ugaas oo hoos yimaada degmada Halgan ee gobolka Hiiraan lagu caano shubay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo noqday Ugaaskii 21-aad ee beelaha Xawaadle.
Ugaas Yuusuf ayaa baddalaya aabihiis Ugaas Xasan Ugas Khaliif oo sannadki 2021-ki ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Hadaba sida uu duubka iyo caano shubka u dhacay ayaa wariyaha VOA-da ee Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane uga wareystay Cabdullaahi Cabdulwaaxid Maxamed oo ahaa gudoomiyaha gudiga qabanqaabada duubka Ugaas Yuusuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Sidee u dhacday caano-shubka Ugaas Yuusuf