Muqdisho —
Kooxda Al-Shabaab ayaa saakay aroortii galay deegaanka Daaru-nimca kadib markii ay gaari qarax ah ay ku weerareen.
Ciidanka deegaanka ee Macaawiisleyda iyo kuwa xoogga dalka ayaa ka baxay deegaanka markii hore. Hadda waxaa deegaanka dib ugu laabtay ciidanka Macaawiisleyda oo jooga.
Cabdi Taakow Qodaxow oo horjooge u ah ciidamada Macaawisleyda ayaa u warramey wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Sidee u dhacay weerarkii deegaanka Daaru-nimca?