Muqdisho —
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay diyaarad rakaab sidday oo ka baxday dhabaha diyaaraduhu kusoo degaana ee garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.
Illaa hadda mas’uuliyiinta ma hubaan waxa keenay inay diyaaraddu ka baxdo dhababaha diyaaradaha.
Haddaba faahfaahinta sida shilkan uu u dhacay ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macallin Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Sidee u dhacay shilkii diyaaradeed ee Muqdisho?